Video:-Hawlgalo Amni oo Garowe ka bilaabanaya Beri foog

Dawladda Puntland Ee Somaliyed oo 15-ka November Garowe Ka bilaabaysa Hawlgal Balaaran oo Amniga wax weyn ka Tari doona.

Siyaasada Amniga Caasimada Puntland,ayaa laga bilaabo maalinka Beri foog ah la dhaqan gelinayaa.

Siyaasadan fulinteeda,waxaa ku guuldaraystay Taliskii hore ee Booliska,waxaana durba hada muuqata isbadal hogaamineed.

Puntland sharaf ayay utahay in la sameeyo oo la fuliyo Siyaasada Caasimada,inkastoo ay soo daahday hirgelinteedu.

Halkan ka daawo muuqaalka