M.xigeenka iyo G.Baarlamaanka Puntland oo booqday Madaxweyne Axmed Madoobe

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Mudane, Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash) ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo booqasho ku yimi Garoowe.