Rooble oo bilaabay socdaalkiisii Dowlad Goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseyn Rooble iyo wafti uu hoggaaminayo,ayaa u ambabaxay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug.

Socdaalka Rooble ee Dhuusamareeb,waxuu bilow uyahay mid uu ku marayo guud ahaan Dowlad Goboleedyada ka hor Doorashada Xildhibaanada Aqalka-hoose ee dhawaan bilaababaysa.

Garowe,waxuu kula kulmi doonaa Madaxweynayaasha Pl iyo JL oo iyaga ay Maanta uga bilaabatay halkaas wada xaajood ugaar ah.

Tan iyo kasoo laabashadiisii Qatar Ra’isalwasaare Rooble,waxaan cadayn jihadiisa siyaasadeed.