Video:-Warbaahinta Caalamiga ah oo xaqiijinaysa qabsashada Tigreega ee Mile

Ciidamada Tigreega,ayaa sii wada in ay qabsadaan magaalooyin muhiim ah.

Xog ogaalka,ayaa sheegaya in Ciidamada ay diyaar u yihiin inay la wareegaan wadada ganacsi ee ugu weyn dalka ee loo yaqaano Jibouti corridor.

Halkan ka daawo muuqaalka