Galmudug Oo shaacisay Kuraas la dooranayo oo ka mid ah Aqalka-hoose

Guddiga Doorashada Galmudug,ayaa shaaciyay 5- Kursi oo dhawaan lagu bilaabi doono Doorashada Aqalka-hoose.

Tani waa mira dhalka safarkii Rooble ee Dhuusamareeb oo uu ku doonayay in Doorashada Aqalka-hoose ku bilaabsto.

Rooble waxaa saaran cadaadis xoog badan,kaasoo ku aadan sida habqanka ah ee ay ku bilaabatay Doorashada Aqalka-hoose.

Cadaadiska uu wajahayo Rooble, m8dka ugu culus,waxuu uga imaanayaa Beesha Caalamka.

Kuraasta Galmudug shaacisay”

HOP#043
HOP#054
HOP#104
HOP#067
HOP#026