PL,JL,Midowga Musharaxiinta iyo Beesha caalamkA Oo war kasoo saari doona Geedi socodka Doorashada.

PL iyo JL,Midowga Musharaxiinta iyo Beesha caalamku waxay Maanta kasoo saari doonaan Warar kala gaar-gaar ah Geedi socodka Doorashada.

Wararkaas ma noqon doonaan kuwo farxadgaliya Rooble oo ah hogaamiyaha loo daba fadhiyo hirgelinta Doorasho hufan oo laysku waafaqsan yahay.

PL iyo JL waxayba ubadan tahay in ay ku dhawaaqaan Kulan deg-deg ah oo lagu badbaadinayo hanaanka Doorashada.

Halka Midowgu Musharaxiintu u usticmaali doonaan Warkooda Erayo adag oo Rooble dhagihiisa aan ufiicnayn.

Isku soo wada duuboo Rooble markale waxuu wajahayaa caqabado uusan ulahayn khibrad iyo karti.

Jibril Qoobey.