Wararkii ugu danbeeyay Ee Itoobiya

Ergeyga Maraykanka Feltman iyo Ergeyga Midowga Afrika Obasanjo ayaa kusoo laabtay Caasimada Itoobiya ee Adis-ababa.

Soo laabashada Labadan Ergay,ayaa lagu micneeyay in ay wadaan fariimo cusub iyo wada xaajood kale.

Dhanka kale US FAA waxay uga digtay rayidka Maraykanka khatarta sare ee hawada Itoobiya.

Sidoo kale waxaa weli sii socda xariga Dadka caadiga ah Tigreega ee ku nool Adis-ababa.