Hogaamada Ciidanka Booliska Dowladda Puntland oo la magacaabay

Hogaamada Ciidanka Booliska Dowladda Puntland oo lamagacaabay,

1: G/Sare Cabdiqani Saciid Saleeban waxaa loo magacaabay Taliyaha Qaybta Nabadgalyada Wadooyinka ee Ciidanka Booliska.

2: G/sare Maxamuud Faarax Maxamed waxaa Loo magacabay Hogaanka Hawlaha ee Ciidanka Booliska.

3:G/sare Cabdi Yuusuf Muuse Loo magacabay Hogaanka Maaliyada iyo Saadka Booliska.

4: G/Sare Axmed Cabdi Nuur loo magacabay Taliye ku xigeenka Hogaanka Saadka iyo Maaliyada Ciidanka Booliska.

5: G/sare Maxamed Cabdi Axmed loo magacabay Hogaanka Tababarada Ciidanka Booliska Puntland

6: G/sare Ayaan Cabdulle Qarbe loo magacaabay Hogaanka xirirka Dadwaynaha iyo Xuquuqul inslaan Ciidanka Booliska

7: G/sare Aadan Axmed Cali loo magacaabay Taliye ku xigeenka 1aad ee Hogaanka baarista Danbiyada (CID) Ciidanka Booliska

8: G/sare Abshir Xuseen Siciid loo magacaabay Taliye ku xigeenka 2aad Hogaanka Baarista Danbiyada (CID) Ciidanka Booliska.

9: G/dhexe Cabdifataax Cabdulqaadir Axmed loomagacaabay Hogaanka Ciidanka Booliska

10: G/sare Axmed Cabdi Sugulle Kaaliyaha Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliska.

police_media