Madaxda Somalida oo isku afgartay in Doorashada la bilaabo

Majirto Xildhibaano Puntland sii daynayso beri ama Saadanbe.

Ugu horay Bisha danbe bartankeeda, ayay Puntland blaabaysaa Doorashada Xildhibaanada Aqalka-hoose.

Xiriir Taleefoon oo dhexmaray Madaxda Somalida,waxaa lagu heshiiyay in Doorashada la galo.

Muhiimada is afgaradku waa Maamul walba Dadkuu rabo haku soo saarto Xildhibaanada, bar kulankuna waa Teendhada Afisyoone iyo Doorashada Madaxweynaha Fadaraalka.

Jibril Qoobey.