Doorasho nooceeya,ayaa Dalka ka dhacaysa?

Puntland waxaa kasoo baxaya Xildhibaanka Dowladu wadato.

Jubaland,waxaa kasoo baxaya Xildhibaanka Dowladu wadato.

Koonfur-galbeed,waxaa kasoo baxaya Xildhibaanka Fahad iyo Farmaajo wataan.

Galmudug,waa laysku hardinayaa oo qolo si buuxda uma haysan karto.

Hir-shabelle,waa laysku hardinayaa oo qolo si gaar ah uma xiran karto.

Shaxdan,waa sida Rooble afkiisa ku amray oo uu ku yiri “Koox walba waxay rabto hasoo saarato ee aan Doorashada wada galno”.

Dalka Doorasho soo marta tii ugu xumayd oo si weyn oo cad loogu shuban doono,ayaa ka dhacaysa,waxaana lumay Qiimihii Dowladnimo.

Waxay dhasho haloo toog hayo.

Jibril Qoobey.