Maxay tahay sababta xilka looga qaaday Ina Qufacdiid?

Maxay tahay sababta xilka looga qaaday Ina Qufacdiid?

Sida ay ii xaqiijiyeen masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Villa Somaliya,Xaafiiska RW iyo kuwo Madax banaan,waxuu eersaday Ina Qufc-diid Labo arimood oo kala ah….

1.Xiriirkii ama Diblomaasiyadii Dibada ee Villa Somaliya oo dhulka gashay,lana kulantay dagaal joogta ah oo kaga imaanaya Caalamka.

2.Balwad xad dhaaf ah oo aan xuduud lahayn,waxaana dhacday in mararka qaar,isagoo looga yeeray Madaxtooyada ama Xaafiiska RW-ha ay ka muuqato Balwadaas.

Farmaajo,ayaa awalba ku dhaganaa,isaguna markii danbe waa ka horleexday oo waa aqbalay in uusan shaqada sii wadi karin.

Majirto wax arin ah oo ay isku qabteen Farmaajo iyo Rooble ama Qadiyad uu diiday in uu fuliyo.

Ina Qufacdiid wax Qiimo dadnimo ah malahayn oo lagu xasuusan doono oo aan ka ahayn Boga 48-aad ee Buugga Cabdullaahi Yuusuf oo uu ku xusay waxa uu yahay.