Waa kuma Ninka lagu badalay Wasiirka Arimaha Dibada?

Cabdi Siciid,waa Lataliyihii Amniga Qaranka Farmaajo,markii danbe noqday Agaasimihiisa Madaxtooyada.

Balwad shaqo kuma laha,waana ka Diin iyo Akhlaaq wanaagsan yahay Ina Qufac-diid.

Balse Qiimaha Dadnimo waa kasii hooseeyaa Ina Qufac-diid oo maleh wax qiyam iyo dareen ah oo aan ka ahayn unuglaanta Qofka markaas uu u adeegayo.

Isku soo wada duuboo Labada Nin Guud ahaan reer Puntland iyo Gaar ahaan reer Mudug wax macno ah oo ay ugu kala duwan yihiin majirto.