Weli waxaa Garowe ka socda Tababarka Boolisaynta Bulshada

Maalinkii saddexaad ee tababarka boolisaynta bulshada degmooyinka Galdogob,Rako,Xarfo iyo Carmo.

Tabarkaan waxaan iska kaashanayaa Wasaardda Amniga & DDR,Booliiska puntland iyo hay’ada UNDP, Wuxuuna qayb kayahay tabarbarkaan mashruuca hurumarinta booliska soomaaliyeed ee (JPP).

Tababarkan,ayaa soconaya mudo 5 malmood ah,waxana lagu baran doona isku xirka booliska iyo bulshada ku nool degmooyinka loo qabtay tababarkan.