Video:-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntlandoo Shir-guddoomiyey shirka sadex bilood laha ah ee ay ku kulmaan xafiiska kor uqaadida heerka nafaqada (SUN) iyo Wasaaradaha bah-wadaagta la ah

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey shirka sadex bilood laha ah ee ay ku kulmaan xafiiska kor uqaadida heerka nafaqada Puntland (SUN) iyo Wasiirada Wasaaradaha bah-wadaagta la ah mashruuca.

Ku-simaha Wasiirka Deegaanka ,Beeraha iyo is badalka Cimilada, Ahna Wasiiru Dowlaha Mudane, Cabdirashiid Cali Geelle ayaa kulanka ka warbixiyay,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka