Video:-Xarunta Maxkamada Ciidamada Ee Bosaso Oo dib udhis lagu sameeyay

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee shanta Gobol ee Dowlada Puntland,ayaa dib u furtay Hoollka dhegaysiga Garmaqalada iyo Dacwadaha kaas oo ay qalabaysay PSF.

Halkan ka daawo muuqaalka