Video:-Xeer-ilaaliyaha Maxkamada Ciidamada oo beeniyay in Nisa ku lug lahayd Dilka Ikraan Tahliil

Xeer ilaaliyaha Maxkmadda Ciidamada Qalabka sida Gen. Buulle Kameey oo ka hadlay natiijada baarista kiiska Ikraan Tahliil Faarax,ayaa sheegay in hay’adda NISA lagu waayay eedeymaha loo jeediyay, isagoo sheegay in uu guddiga la wareegay caddeymaha sheegaya in ay Alshabaab dileen Gabadhaas.

Halkan ka daawo muuqaalka