Maxay kawada hadleen Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Beesha Caalamka?

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula qaatay masuuliyiinta Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Wakiilada Maraykanka Ingiriiska iyo Midowga Yurub.

Kulanka ayaa lagaga hadlayay arimaha Doorashooyinka gaar ahaan bilaabida Doorashada golaha shacabka.