Video:-Talyaha Qeybta Gobolka Bari Dirir oo kulan la qaatay Talyayaasha saldhigyadda iyo Gudoomiyaasha xaafadaha Bosaso

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Bari G/sare Cabdiqaadir Jaamac Dirir oo kulan ku saabsan dardargelinta amaanka la qaatay Taliyaasha saldhigyada iyo gudoomiyayaasha xaafadaha magalada Bosaso,waxaana ka qaybgalay Duqa Degmada Bosaso Cabdiqani Deera Dille iyo ku-xigeenkiisa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka