Addis sababa oo Ciidamo militeri ah lagu soo daadiyay

Ciidamada ilaalada Madaxtooyada itoobiya
ee ‘Koofiyad Casta,ayaa caawa lasoo dhoobay Bartamaha caasimada itoobiya Addis.

Taliska Abiy,ayaa cabsi weyn ka qaba Jabhadaha dagaalka kula jira.

Sidoo kale Tuhun weyn,ayuu ka qabaa Abiy Qowmiyada Amxaarada ee hada taageerta in ay Inqilaabto.