Musharaxiin uu ku jiro Gudoomiyaha mudo xileedkiisu dhamaaday Ee Baarlamaanka Fadaraalka oo la gudoon siiyay Shahaadada Musharaxnimada

Guddiga maamulka Doorashada dowlad goboleedka koonfur Galbeed,ayaa ku howlan diiwaan musharixiinta u tartamaya kuraasta Gollaha Shacabka ee deegaan doorashoodu tahay Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Gudoomiyaha Guddiga maamulka Doorashada dowlad goboleedka KG mudane Yuusuf Cabdiqadir ayaa gudoonsiiyay shahadada musharaxnimada kadib markii ay Soo buuxiyeen shuruudaha musharaxnimada.