Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo wacad ku maray hoggaaminta dagaalka uu kula jiro Tigreega.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa wacad ku maray inuu hoggaamin doono dagaalka lagula jiro Jabhadda Xoreynta Tigrayga.

Halkan ka daawo muuqaalka