Video:-Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhoweeyay Sheerbi

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Sheerbi ee Gobolka Karkaar.

Halkan ka daawo muuqaalka