Video:-Dowlada Uk oo ugu baaqday Muwaadiniinteeda in ay ka baxaan Itoobiya

Wasiirka UK ee Afrika ayaa ku dhiirigalisay muwaadiniinta British-ka ah ee ku sugan Itoobiya in ay ka baxaan.

Wasiirka,ayaa sheegtay in awoodda bixitaanku ay noqon karto mid xaddidan maalmaha soo socda.

“Xaaladda Itoobiya way sii xumaanaysaa, fursadaha u furan muwaadiniinta British-ka ah ee isku dayaya inay dalka ka baxaan waxay noqon kartaa mid aad u xaddidan maalmaha soo socda.”

Muwaadiniinta Ingiriiska waa inay hadda baxaan inta duulimaadyo ganacsi diyaar yihiin.

Halkan ka daawo muuqaalka