Video:-Midowga Musharaxiinta oo si adag unaqdiyay hanaanka Doorashadu usocoto

Midowga Musharaxiinta waxa uu sameyn doono kulamo joogto ah oo maalmaha soo socda dhaca, oo uga tashanayno samata-bixinta bulshada Soomaaliya ee hanaanka boobka iyo burburinta looga samatabixinayo.”Ayuu yiri Daahir.M.Geelle.

Waxa uu sheegay in kulamo kala duwan ay la qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada, Odayaasha dhaqanka iyo Saraakiisha ciidanka, maadama uu Golaha isla qaatay in laga horyimaado hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Shacabka.

Halkan ka daawo muuqaalka