Video:-Orodyahanka caanka ah Ee Gabre Xayle Salaase oo Jiida dagaalka tagaya

Olimbikada Ethiopian Haile Gebrselassie iyo Feyisa Lilesa,ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin in ay jiida hore ee dagaalka ka dhanka ah Ciidamada Tigraay & Oromo.

Ku dhawaaqistooda,ayaa timid kadib markii Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu sheegay in uu safka hore aadi doono si uu dagaalka u hogaamiyo.

Ciidamada Tigreega,ayaa sheegay in ay ku wajahan yihiin caasimadda Addis Ababa,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad