Roobab xoog leh oo ka curtay Puntland iyo Guud ahaan Somaliya

Rabbi ayaa ku mahadsan roobab ayaa ka curtay meelo badan oo soomaalidu degto sida:

Gardafuu, Xaafuun, Hurdiye, laga soo bilaabo Dul, Haluule, Noobir oo dhan, Hulal , Sarrifka Isku shuban iyo Qandala u dhexeeya, Boosaaso iyo meelo kale.

Eyl, Dhanaan, Gaalo ood, Jiifle, Dhinawda, Godobjiiiraan, Godob Cadduun, Dhiganle, Ceel Xagar, Garacad, Jirriiban iyo meelo kale.

Burco, Gallaadi, Xamar ilaa Baraawe iyo meelo kale oo lasoo sheegayo.


Fuad Aflow