Video:-Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Aqoon yahanka

Garoowe: 25 November 2021:Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Aqoonyahanka Reer Puntland ee wax kusoo bartay dalka Uganda.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasiiro, Guddoomiyaha Degmada Garowe iyo Saraakiil kale oo Dowladda Puntland ka tirsan oo ka mid ah dadka wax kusoo bartay Uganda, waxaa isna munaasabadda ka qeybgalay Sheikh Maxamed Sheikh Cabdiwali oo caan ka ah dalka Uganda booqashona ku jooga Garowe,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka