Video:-Wasiirka Amniga iyo Talyaha Ciidamada oo ka hadlay PSF

Wasiirka amniga Puntland, Cabdisamad Gallan, ayaa Boosaaso ka sheegay in ay ka go’an tahay dhaqan-gelinta wareegtada madaxwayne Deni isbedelka ugu sameeyay agaasinka hay’adda Puntland Security Force, isaga hogaankii hore ku booriyey…

“in aysan qaadin dhalinyaranimo”.

Ciidanka,ayuu ku tartarsiiyey in ay ka amar-qaataan taliyaha cusub, in ay ku nagaadaan xeryahooda iyo ilaalinta hantida hay’adda.

Halkan ka daawo muuqaalka