Video:-Maxamuud Sayid iyo wafti uu hogaaminayo oo soo gaaray Garowe

Garoowe: 27 November 2021: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Halkan ka daawo muuqaalka