Sudan Milatariga Sudan,ayaa iska caabiyay weerar cusub oo ay Ciidamada Ethiopia oo ay taageerayaan maleeshiyada Amxaara ku qaadeen meel u dhow deegaanka Malakawa, oo 17-km u jirta xuduudka Sudan.
Warbaahinta Sudan,ayaa sheegtay in dagaalka uu socday dhowr saacadood.
Ugu yaraan hal askari oo Sudan ah,ayaa lagu soo waramayaa inuu dhintay, qaar kalena waa lagu dhaawacay.
