Kurisigii Yaasiin Farey oo la hakiyay kadib hanjabaadii Beesha Waceysle.

Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashooyinka dadban,ayaa sheegay in ay qabteen dacwad laga keenay kursiga Hop67 oo dhowaan loo doortay Yaasiin Fareey.