Video:-Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukuno riday

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida 5-ta Gobol iyo danbiyadda culus ee Dowladda Puntland xarunteeda Magaaladda Bosaso,ayaa xukuno kala duwan ku riday askar ka tirsan ciidamada puntland kuwaas oo danbiyo u gaystay dad shacab ah.

Halkan ka daawo muuqaalka