Xubno ONLF ka mid ah oo lagu xiray JigJiga

Waxaa Magaalada Jig-Jiga ee Caasimada Deegaanka Somalida lagu xiray 3-Xubin oo Gole Dhexe & Gudiga Fulints ONLF ka mid ah,kuwaasoo kala ah..

1.Xuseyn Cumar Carafaad


2.Shiikh Naadir


3 .Yusra Axmed