Sudan oo dib uxoraysatay inta badan Alfaqasha

“Report said 92% but I heard the final Amhara settlement was destroyed yesterday. At least 300 Ethiopian soldiers and militia were killed”

Sudan waxay soo ceshatay Alfaqasha boqolkii 92%.

Ciidamada Sudan,ayaa dharbaaxday Ciidankii itoobiyaanka iyo Maleeshiyaadkii Amxaarada,iyadoo ka dishay ilaa 300.

Maalmo ka hor ayay ahayd markii ay xuduuda Sudan gudaha ay ugaleen Ciidamada Eretereya,Kuwa Abiy iyo Maleeshiyaadka Amxaarada.

Jibril Qoobey.