Xarumo Dowladeed oo laga dhagax-dhigay Dekeda Garacad

Wasiirka Dekedaha iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo si wadda jir ah u dhagax dhigay in kabadan 6 Wasaaradood xafiisyadooda ay ka furan doonaan Dekeda Garacad ee degmada Jariiban Gobolka Mudug.

Xarumaha la dhagax dhigay waxaa kamid ah Taliska Canshuuraha,Xanaanada Xoolaha,Bankga Dowlada, Wasaaradda Maaliyada iyo Wasaaradda Caafimaadka Puntland.