Booliska Puntland oo Gaadiid cusub la wareegay

Taliyaha Ciidanka Boolisla DPL S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa kala wareegay Hay’addaha {UNDC} iyo {INL} sadex gaari oo TOYATA Hilux ah kuwaa oo loogu talagalay Xafiisyada CID ee Puntland.