Saraakiisha Danbi baarista Puntland oo tababar loo furay

Taliyaha Ciidanka Booliska Puntalnd S/guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Tababar ufuray Saraakiisha CID waaxyaha Crime Prevention, Crime investigation, iyo Investigation tactics.

Tababarka waxaa bixinyay saraakiil ka socday EUCAP waxaa furitaankiisa kala qayb galay Taliyaha Hogaanka CID Puntland Gen. OMAR BILLE iyo Taliye kuxigeenka Hogaanka CID Puntland Col. Abshir Hussein Said Dabaylaha.