Video:-ilhaan Cumar oo su’aali muhiim ah waydiisay Gudiga Arimaha Dibada

Seneter Ilhaan Cumar,ayaa Guddoomiyey kulanka Guddiga arrimaha dibadda ee Aqalka Congress-ka ee ku saabsan xiriirka Mareykanka iyo Afrika.

Seneter Ilhaan Cumar,ayaa maanta wax ka weydiisay qalalaasaha ka taagan Itoobiya,kaaliyaha Xoghayaha.

Arimaha ay wax ka waydiisay,waxaa ka mid ah…

1.Go’aankii Xasuuqa,cunaqabateynta Hubka ee Imaaraadka.

2.Turkiga, Shiinaha iyo Iran oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ka iibinaya dowladda Itoobiya.

Halkan ka daawo muuqaalka