Beesha Cumar Maxamuud oo ka hor timid weerar lagu qaado PSF.

Beesha Cumar Maxamuud si buuxda ayay uga hor timid in Dowladu weerar ku qaado PSF.

Siyaasiyiinta,Aqoonyahanka,Dhaqanka iyo Saraakiisha Ciidankaba way diideen dagaal Bosaso ka dhaca,waxayna ugudbiyeen fariintooda Madaxweynaha si cad.

Reer Bari waa ka hor yimid dagaal lagu qaado PSF.

Saraakiisha Ciidamada Daraawiishta hogaaminaysa marka laga saaro Jimcaale intooda kale waa diideen dagaal.

Sidoo kale Beesha caalamku dhabarkay ujeedisay xilka qaadistii Agaasimaha PSF.

Caawa Deni wareegtadiisii,waxuu garab uga haystaa oo kaliya Xasan Shire iyo Maxamuud Shido.

Sida ii muuqata Madaxweyne Deni waxuu ku khasbanaan doonaa in uu ka laabto Wareegtadii xilka qaadista Maxamuud Diyaano.

Si la yaab leh ayay wax walba isku badaleen!!

Jibril Qoobey.