Jigjiga:-Sawiro Goobaha Dalxiiska Ee Deegaanka

Seeraha Geraale ee Deegaanka Somalida Itoobiya,ayaa
Xayawaan 42 nooc oo kala duwan ah aad ka heli kartaa.

Gobolka Dhaawa,Degmooyinka Hudhet iyo Mooyaale
Jig-jiga oo ujirta masaafo dhan 1,450 KM,ayaa ah goobo ka mid ah xarumaha Dalxiiska Somalida Itoobiya.