Karaash oo Burtinle ka furay Shir muhiim Degmada Burtinle Posted By: Idil News Staff December 5, 2021 urtinle: 5 December 2021: Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hadda daah-furaya Shirka u qareemidda adeeg bixinta baahsan ee mashruuca horumarinta degmooyinka Puntland ee (JPLG). Share this:TwitterFacebook