Maxay udhimaysaa Saraakiisha ka goosatay PSF??

Taliye Ilig iyo Garaadka mar hore ayey ka shakiyeen PSF,xitaa in ay xiraan ayey Damceen .

Todobaadkii u danbaysay kaligood ayey ahaayeen Ilig iyo Garaad,sidii Faadhuu uga tagey way iska fogeeyeen ragaas PSF.

Ilig Booskiisa waxaa ku shaqaynayey Jaqanaf Taliye ku xigeenkii hore Qaybta G/Bari.

Tagidoodu wax ay udhimayso majirto PSF oo lama tagin wax Ciidan ah mana jirin Hub ay Gacanta ku hayeen.

Jibril Qoobey.