Video:-Madaxweyne Deni oo daahfuray Machadka Tababarka Shaqaalaha

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Daah-furay Machad-ka Tababarka Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Puntland.

Halkan ka daawo muuqaalka