Video:-Midowga Musharaxiinta oo fariin adag soo saaray

“Midowga Murashaxiinta wuxuu dersayaa Waddooyinka u furan ee lagu joojin karo boobka doorashada. Waxaan marka hore mudnaanta siinaynaa xal wadahadal, iyadoo kuwa kale ay miiska saaran yihiin”Ayuu yiri C C Warsame.

Halkan ka daawo muuqaalka