Jaamacada PSU oo Daahfurtay Shaybaaro cusub

Gudoomiyaha Jaamacadda PSU Maxamud Xaamud,ayaa daahfurey Shaybaaro lagu baranayo qaab fogaan arag ah (Health Sciences virtual labs) oo ay la kaashanayaan Jaamacadda Monash ee Dalka Australia iyo Jaamacaddo kale oo ku yaal India iyo USA.

Laababka ayaa kala ah:

  1. My dispense software system
  2. Chemistry and biochemistry lab
  3. Food and drug analysis lab
  4. Pharmacology lab

Maamulka Jaamacadda Monash University,ayaa hambalyo u direy jaamacadda PSU oo noqotay jaamacaddii kowaad ee Somaliya ee ku biirta Mydispnse Software oo ah System ay diyaarisay Jaamacadda Monash.