Deg-deg:-Khilaafkii PSF oo laga heshiiyay lana shaaciyay Qodobadii

Go’aamadii ay soo saareen isimada Puntland

1 -Waxaa dhaqan gashay xilka qaadistii Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ee uu xilka kaga qaaday Agaasimihii PSF Maxamuud Cismaan Cabdulaahi Dyaano looguna Magacaabay Aamiin Cabdilaahi Xaaji Kheyr

2-Guryaha, Hubka iyo Gaadiidka waxaa Mulkiyadooda iska leh Generaal Maxamuud Cismaan Cabdulaahi Diyaano

3-Xuquuqda ka maqan Ciidanka PSF waa in ay dowladu ku bixisa 13 Bilood Gudahood

4-Waa in ay dowladu bixiso kharashka Ilaalada gaarka ah ee Agaasimihii hore ee Ciidamada PSF Maxamuud Cismaan Cabdilahai Diyaano madaama uu dalka u soo halgamay

Halkan ka akhriso:-