Go’aanka Isimada Puntland waa Dastuuri

Go’aanka Isimadu waa Dastuuri

Dastuurka Puntland, Qodobkii 108aad, Farqadiisa 5aad ayaa u dhigan.

“Go’aannada dib-u-heshiisiinta, dhexdhexaadinta, iyo heshiisyada xallinta khilaafaadka ay guddoomiyaan hoggaamiye dhaqameedyadu, iyaga oo adeegsanaya xeerarka habdhaqameedka, dhamman hay’adaha Dawladda waa inay aqoonsadaan gacanna ku siiyaan fulinta go’aannada ay gaaraan”

Halkan ka akhriso:-