Madaxweyne Deni oo ka hor yimid go’aanka Isimada ee PSF

Isagaa la badbaadshay oo loo furay Wado uu kaga baxo Dhiiqada uu sida fudud lugaha ula galay ee la degtay hogaamintiisii gudaha iyo dibada.

Arinka PSF sida loo xaliyay kama duwana dhacdooyinkii hore sidii xalka loogu helay…

1.Cabdi Yare iyo Muxyidiin.

2.Galan.

3.PDG iyo Ciise Yulux.

4.Dhacdadii Garoonka Gaalkacyo.

Hubka Ilmo Diyaano loo saxiixay,waxuu la mid yahay kuwan….

1.Hubkii SSDF iyo PL ee Mudug yaala.

2.Hubkii GBB iyo PL ee Caagadayste hayo.

3.Hubkii Dowladii Faroole ee Jimcaale ku shaqaysto.

4.Hubka Ciise Yulux ku haysto Carmo korkeeda.

Go’aanka Isimadu khatar kuma ahan Dowladnimadeena,taa badalkeedana waa bilayaa.

Muhiimada ugu weyn waa badbaada Umada iyo ka hor tagida Dhiig daata.

Isimadu go’aanka ay soo saareen reer Puntland Geed sare,ayuu sii saaray.

Halkan ka akhriso diidmad Madaxweyne Deni ee go’aamada Isimada.

Jibril Qoobey.