Dowlada oo uruurinaysaa Nabadoonada aan soo jireenka ahayn

Waxaa hada la uruurinayaa Isimada halka Magac ka ah Isinka oo aan Qofka caadiga ah waxba ka duwanayn loona yaqaan (Bugaanbugta)

Qorshaha Dowladu waa in ay ka daba hadlaan Isimada Karaamada leh oo soo jireenka ah kuna abtirsada Isininada ugu yaraan 12-fac.

Sida ii muuqata Deni,waxuu lumin doonaa Sharciyada uu ku yahay Madaxweynaha.

Sababtoo ah Isimadu waa Hay’ada Puntland ugu saraysa ee sharciyaysay Xildhibaanada Deni kalsoonida siiyay.

Labada Dikreeto tan Isimada saraysa oo soconaysa.

Jibril Qoobey.