Ciidamada Puntland oo ka hor yimid amarkii Madaxweyne Deni

Aadbaan ubogaadinayaa Ciidamada Puntland Alifle ilaa Saraakiil oo markii 3-aad diiday amar dagaal oo uu bixiyay Madaxweyne Deni.

Taariikhda,ayaa xusi doonta Ciidamada Puntland.

Wax kale Bosaso kuma badbaadin markii amarka Eebe laga soo tago aan ka ahayn Ciidamada Puntland.

Madaxweyne Deni waxuu amray xalay markii 3-aad in Weerar lagu qaado Ilmo Diyaano,balse waxaa ka dhaga adaygay Saraakiishii iyo Askartii Dablayda ahayd laftigooda.

Jibril Qoobey.